
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga soo qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Diyaarad khaasa oo siday saraakiil itoobiyaana ayaa shalay gaaray Kismaayo Ayagoo Lakulmay Xubno Katirsan Maamulka Jubaland oo Laga magacaabay Wasiir Janan Wasiir darwiish Taliye Khaalid iyo Madaxwaynaha Xilku kadhamaaday Axmed Madoobe Waxayna Hordhigeen 5 qodob:
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo warysi siinayay TRT ayaa yiri” Emaratka wax walba way isku dayayaan oo hagardaamo ku ah dowlada Soomaaliya ee hada jirta!
Waa talaabo muhiim ah, oo dhinaca wanaagsan loo qaaday sidii loo xoojin lahaa danaha Ruushka iyo Soomaaliya ka dhaxeeya, waana xidhiidh in badan la hagraday sidii loo xoojin lahaa. Soomaaliya dhinacyo badan ayey uga faa’iideysan kartaa xidhiidhka labada dal.1. Sidii loo qalabayn lahaa ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.2.Sidii Cuna qaybtaynta hubka ee Soomaaliya saaran looga […]
Haddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto hammadaada, waa arrin inta badan dadka ay raadin lahaayeen. Balse qaadashada cuntooyinka isku dheelitiran, sare u qaadidda dhaqamada nolosha iyo caafimaadka wanaagsan waxay dhammaantood ka qeyb qaadan karaan inay xoojiyaan awooddaada dhanka gudashada howsha gogosha, su’aasha waxay […]
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Woodrow Wilson ayaa kolkii uu rabay in dib loo doorto sannadkii 1916-kii waxa uu olole ka dhigtay “” Dagaal ayaan idinka ilaalin doonaa in aad gashaan”. Dadwaynaha Maraykan oo u riyaaqsanaa in colaad la iska mooso ayaa u codeeyey, waana uu guulaystay. Muddo kooban kaddib oo ku beegan 1917-kii, wasaaraddii arrimaha […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga soo qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
Warar soo baxay ayaa sheegaya in saraakiishii baarayay sumeyntii magaalada Salisbury ee dalka Britain loogu geystay basaas hore oo Ruushka u dhashay iyo gabadhiisa ay qaybo ka mid ah maaddada sunta ah ee loo adeegsaday ka heleen maqaayad biizada lagu iibiyo oo ay ka casheeyeen.
Wargeyska la yidhaahdo Albayaan oo ka soo baxa wadanka imaaraadka carabta, wuxuu wax ka qoray arimo badan oo ay ka ahayd damaca shirkada DP world iyo aragtida guracan ee Mr Galaydh salkana ku haysey waqooyinimada balse hadafkeedu yahay kala goynta soomaaliya.
Boqorka Sacuudiga Mohammed bin Salman ayaa ku tilmaamay Dawlada Turkiga inay qayb ka tahay saddexda shaydaan oo ay weheliyaan Iran iyo kooxaha Islaamiyiinta ah argagixisada. Xag jirka ah.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa aqbalay in uu la kulmo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, taas oo ah wax aanan la filanaynin.
Hablihii uu kun jeer ka ooyeysiiyey ee uu sagaashankii walaalahood laynayey, ee uu siddeetamaadkii na kuwii ay dhalleen iyo kuwii ay u dhaxayn birta ka aslayey, ayaa uu maanta u daarayaa filim uunkaba cudurro ku kicinaya. Isma beddelayo mana garaadsanayo Muuse iyo kuwa maanta dabo-humbacan ee uunka Soomaaliyeed soo gubay. Wuxuu Dhoodaan yidhi:
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maamulkiisu ay aqbaleen dagaal uu sheegay in ay ku baaqday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Dowladda Jarmalka ayaa 50-Mliyan oo Geni ugu deeqday Soomaaliya,taasoo wax looga qabanayo Arrimaha bini-adanimada.
Hadalada ka dhanka ah muhaajiriinta ee ka imanaya aqalka Cad ee Mareykankana ayaa waxay nayad jabinaysaa in Mareykanka ay yimaado dadka sameeya barnaamijyada Komputarada.
Dhalinyara Soomaaliyeed oo Laga Soo Daayay Xabsiyo Ku yaala Dalka Liibiya ayaa Goor dhaw Soo Gaaray Muqdisho, ilaa 13 dhallinyaro Soomaaliyeed oo maxaabiiis ku ahaa dalka Liibiya ayaa sakay ka soo dagay garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Qatar ayaa ka qaybgashay shir caalami ah oo heer caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya,kaasoo lagu qabtay caasimadda Ingiriiska ee London. Wafdiga Qadar ee shirka ayaa waxaa hogaaminayay Tariq Ali al-Ansari, oo ah Agaasimaha Waaxda Xiriirka Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
Dalka Zimbabwe oo uu dhaqaale burbur ku dhacay waxaa aad u yar dadka kuu sheegaya guulaha ay ka gaareen ganacsiga, balse shirkadda Courteney Boot oo ay asaaseen lammaane is qaba waxa ay leeyihiin qiso taas ka duwan. Shirkaddani waxa ay soo saartaa kabo laga sameeyo haragga jeerta, yaxaaska, goroyada, iyo lo’ gisida.
Warar haatan nasoo gaadhay ayaa sheegaya in deegaanka Horufadhi uu dagaal ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah.
Anaga oo Ku hadlayna magaca saxaafada waxaan walaalahan ugu baaqaynaa in caqligu shaqeeyo, ilaahayna laga baqo, xabad joojin deg deg ah la sameeyo.
www.ruugcadaa.com
Dowlada Turkiga ayaa Agab Milateri ku Wareejisay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya, Kaas oo ah Agab Milateri. Agabkaan ayaa ah Darees Ciidan oo Dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Waa fadhiga dowladnimada iyo dimoqoraadiyadda Soomaaliya, waa saldhigga hay’adda sharci dajinta ee ugu saraysa Soomaaliya, waxana uu ku yaalaa bugcadda ugu joog saraysa ee caasimadda, bartamahana ah, halkaas oo cid kasta oo magaalada booqata ay markiiba indhaha ku dhufan ogtahay, waxaase ka muuqda burbur xooggan.
Bishii Janaayo 27-keedii Sannadkan 2018-ka waxaa Magaalada Smaland ee Dalka Sweden Xanuun ugu geeriyooday Ingvar Kamprad oo Sannado badan kamid ahaa Tobanka qof ee ugu Hantida badan Caalamka, sidoo kalena ahaa qofka ugu Hodansan dalka Sweden.
Gabadh Wariye Reer Sudan Ah Oo Nin Maal-qabeen Sucuudiyan ah Ka Diiday Inuu Ka Bixiyo 25-million oo Dollar Kana Door Biday Inay Nin Sudani ah oo Waxba Haysan Guursato?.
Waxaa deegaanada khaatumo soo gaadhay gudoomihii hore ee golaha Barlaamanka Khaatumo ee ku magac dheera Sudhayo, wuxuuna ka soo kicitimay dhinaca caasimada Soomaaliya, wuxuuna isugu yeedhay intii ay isku garabka Mr Qoorgaab ay isla ahaayeen, muxuuse yahay ujeedada ay xilligan u soo hambaabureen?!!!
Horaantii sagaashanadii ayaa la duubay ciyaar soomaaligan oo xilligaasi ka dhacday mid ka mid ah huteelada magaalada London, waxaana si yaable isugu laba rogaya rag in badan soo jebinayey aadna u yaqaanay qaababka jiibta iyo jaanta la isula helo, oo aan inaba caadi ahayn.
Qofkii aan aqoon shalaydiisa,ma yaqaan maantadiisa halka uu joogu, kaan maantadiisa aan aqoona ma yaqaan Berri halkuu u socdo. Haddii aad maanta Aragtay Somali wadamada reer galbeedka ka ah wadayaal gaadiid waaweyn (truck Drivers), ama kuwa Taxi-iile yaal ka ah yurub & Amerika, Hala yaabin iyaguba shalay ayeey halkaan ka ahaayeen wada yaal gaadiid.
Aqoonyahan Soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaamada waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa ka dhiidhiyay been cad oo wasiir Reer Somaliland ahi ka qoray Sayid Maxamed Cabdule Xasan ilaahay ha u naxariistee.
Guri Barwaaqo oo ah beenaalaha, beentan cad ka qoray Sayid ka ayaa maamulka Somaliland ugu magacaaban warfaafinta, isaga oo dhowrkii jeer ee uu saxaafada soo hor istaagayna waxyaabo badan ka been sheegay.
www.ruugcadaa.com
Hayley Qaran Raisulwasaare Xassan Cali kheyre, Shacabka Soomaaliland wuxuu ka mudanyahay iney u mahad celiyaan una duceeyaan, Maaddaama uu ugu dhimriyay si ka duwan kuwa ay iyagu doorteen.
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa qorsheynaya in laba sarkaal oo sarsare uu u diro dalka deriska ah ee Kuuriyada Woqooyi si loo sii xoojiyo debacsanaanta diblomaasiyadeed ee tan iyo billowgii ciyaarihii xilliyada qaboobaha ee ka furmay Kuuriyada Koonfureed.
Sidaa aanu ku helayno xogaha ku saabsan maamul goboleedka Puntland waxay sheegayaan inay ka tanaasushay haysashadii Tukaraq ee ay canshuuraha ka guranaysey sanooyinkii la soo dhaaftay.
Aqoonyahan, ex G11, mudane Cabdirashiid Macalin Faarax oo haatan xubin ka ah golaha guurtida Khaatumo ayaa bixiyay waraysi uu si qoto dheer uga waramayo xaalada khaatumo.
Dhawaan ayey beesha Bahararasame ku dhawaaqday inay shir guud Isugu yimaadaan deegaanka xidhxidh, si markaasi ay beeshu Isugu turxaan bixiso waxna ay isaga weydiiyaan waxaa taagan xilligan.
Shir magaalada Kampala uga socday wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee AMISON iyo dowlada federaalka Soomaaliya ayey dowlada Soomaaliya ku bogaadiyeen horumarka ay ka samaysan dib u habaybta ciidamada.
Taariikh ahaan ku dhawaad labo boqol oo sanadood (200 years) ayey wadanka Hindiya shirkada “British india” si dad-ban ama aan toos ahayn u gumaysanaysay, ugu dambayntii markii taariikhdu ahayd 1857-dii ayaa boqoradii Ingiriiska ee Queen Elizabeth1 ku dhawaaqday dhulka cusub ee boqortooyada toos u hoos yimaada ee Hindiya.
Ra’iisal wasaaraha DFS mudane Khayre ayaa markii ugu horaysay ka hadlay heshiis ay shirkada DP Workd lagashay dowlada itoobiya oo ku saabsan dekeda berbera.
Dhaqtar u dhashay dalka Kenya ayaa shaqada laga diray kadib markii uu madaxa ka qalay qof aan ahayn kii qaliinka u baahnaa. Qof bukaan ah ayaa u baahnaa in madaxa lagaga sameeyo qaliin si looga saaro xinjir dhiig guntantay, halka qof kale oo bukaan ah uu u baahnaa daweyn yar maadaamaa uu madaxa ka bararsanaa sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee Nairobi kasoo baxa.