
Haweeney u dhalatay Maraykanka oo la xiray sanadkii 1996 taas oo loohaystay dambi la xiriira daroogo ayaa jeelka laga sii daayey kadib markii uu cafis u fidiyey madaxweyne Trump.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Dowlada Kenya ayaa sheegtey in ay u yeertey safiirkeeda Soomaaliya inuu dalka dib ugu soo laabto, iyadoo safiirka Soomaaliya ee Kenyana fartey inuu dalka isaga boxo.
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay.
Waxaa magaalada Dubai soo gaadhay Horgale Cali Khalif Galaydh oo u sii socda dhankaasi iyo magaalada hargeysa, oo ay ku sugayaan hadhaagii awalba jeebka ugu jirey, muxuu u socdaa, yaase u yeedhay, maxaase loogu yeedhay?!!!
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay u kala saxiixdeen dawladaha Soomaaliya Iyo TurkigaWasiirrada xukuumadda ee kulanka goob joogga ahaa ayaa dood kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen heshiiska oo horay wasaaradda difaaca dalku ay ugu […]
Haweeney u dhalatay Maraykanka oo la xiray sanadkii 1996 taas oo loohaystay dambi la xiriira daroogo ayaa jeelka laga sii daayey kadib markii uu cafis u fidiyey madaxweyne Trump.
History is a witness to the misguided adventures or miscalculations of some leaders whose consequences have changed the course of the history of their nations. That was the case with Jamal Abdi Nasir, the president of Egypt, who in June 1967 closed the Gulf of Aqaba, Israeli’s sea lifeline, and threatened to throw them into the sea (or so the Israeli’s claimed). His aim was to liberate Palestine. The result was the Six Day War in which the armies of Egypt and its allies, Syria and Jordon, were defeated and lost respectively Sinai, the Golan Heights and the West Bank, all still in Israeli’s hands to the present day except for Sinai which Israeli returned in exchange for a peace treaty with Cairo.
Maanta salaadii duhur kadib waxaa dhacday inaan lacag ku xawilay lambar khaldan in badan markii aan wacay oo laiga qaban waayay waxaan goaansaday inaan dhako keeno, dabeedna waxaan u qoray fariintan!!!.
Sida aanu ku helayno xogaha hoose waxaa jira abaabul ay waxaan horgalada deegaanka u dhashay iyo muuse shaani, waxaanay rabaan inay Culumo u isticmaalaan dagaalama ka socda deegaanka Tukaraq.
Ururka xasaradaha caalamiga ayaa ka digaya in muranka kharaar ee u dhexeeya dawladaha khaliijka Carabta uu khatar ku yahay oo uu wiiqayo daganaanshaha Soomaaliya.
Horjoogaha maamul beeleedka jeegaanland ee isagu boobka iyo khiyaamada ku helay kursi ku sheega uu ku fadhiyo, marar badan wuxuu ku hadaaqay hadalo hanjabaado iyo inuu maytida qabuuraha kaga dabagalo,balse maxaa ka dambeeyey?!!!.
Jaalliyadda SSC ee Nairobi Kenya oo taageero dhaqaalle u muujisay dawlada Puntland, Ganacsatadda, Guurtidda,Haweenka, Saaxafadda iyo dhamaan qaybaha bulshadda ayaa kasoo qayb gallay xafladda maanta. SBSTv ,PuntlandTv,SomnewsTv ,KalsanTv dhamaanba goob joog bay ahaayeen.
Madaxwaynaha maamuul beeleedka SNM Muuse Shaani ayaa mar uu maanta saxaafada la hadlayay sidii caadada ahayd ayuu been qayaxan, eedayn iyo ilmo yixaas isugu daray.
Markii ay Melissa Ohden jirsatay 14 sano waxay ogaatay sir aad cajiib u ah , hooyadeed ayaa isku dayday inay iska soo xaaqdo ama riddo markii ay uurkeeda lahayd. Balse waxaa badbaadisay kalkaaliso maqashay oohin ilamo yar ka dib markii lagu tuuray agagaarka isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka.
WAR-SAXAAFADEED Mogadishu, June 04 2018
War-saxaafadeed ay soo saareen Masuuliyiinta Golayaasha Federaalka uga jira Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC)
Nin horay uga tirsanaan jiray sirdoonka Maraykanka ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla Seattle isaga oo lagu soo oogay in uu isku dayayay in uu Shiinaha u basaaso.
Gudoomiyaha jaalliyadaha Khaatumo ee qurbajoogta Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xaaji Aadan (Tallman), waxaa uu xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo aad iyo aad u muhiim ahaa, wuxuuna kaga hadlay khiyaamadii horgale Galaydh uu u geystey shacabweynihii ku aaminay taladooda iyo aayatiinka dambe ee ubadkooda iyo sidii ay ula mid noqon lahaayeen maamulada hareeeaha ka xiga.
Aqoonta iyo garashada ilaahay baa bixiya, dadkiisana kala siiya, mar haday taasi dhab tahay Cabdillaahi Xasan Maxamuud oo ku magac dheer Cabdullaahi Spanish, wuxuu waraysigani uu toosh weyn ku ifinayaa hadaladii cuqdadaysnaa ee uu dhawaan ku hadaaqay horboodaha maamul beeleedka Jeegaanland, oo hada ku dhakafaarsan badweyntii uu isku tuuray iyo dhirbaaxadii siyaasadeed ee ay la heleen ciidamada geesiyaasha ee Puntland.
Tan iyo intii la isku arkay dagaaladii Tukaraq, casharadana loogu dhigay maamul beeleedka Jeegaanland, waxay markan miciinbideen inay adeegsadaan daacayado raqiis ah oo aan sal iyo raadtoona lahayn, waxaanay u badan tahay inay isleeyihiin dadkiinna niyada ugu dhisa, aarmayse u roonayd inay runta iskaga noolaadaan, sababtoo ah beentu ma sii jirto, waxaa looga dhaadhacaana waa ceeb iyo kashifaad.
Maamul beeleedka Somaliland ee iskii isu magacaabay ayaa diiday inay Hargeysa ka degto diyaarad siday dhalinyaradii laga keenay Libiya Intii Somaliland u Dhalatay, arrintanina waxay yaab iyo argagax ku noqotey duulliyaashii diyaaradda.
Ra’isal wasaaraha Wadanka Itoobiya Abiye Axmed ayaa shaaciyay in dalka Itoobiya uu Qorsheenayo in uu yeesho Maraakiib dagaal si loo xoojiyo Ciidanka difaaca Dalkaas, markii ugu Horaysay. Ra’isalwasaare Abiye oo shalay ka hor hadlayay madaxda Wasaaradda Difaaca Itoobiya, ayaa waxa uu sheegay in dowladda Itoobiya gaar ahaan xisbiga talada Haya uu dhisay Ciidamada Dhulka iyo Cirka ee ugu wanaagsan Afrika,haddana ay qorsheynayaan in ay dhisayaan Ciidanka Badda iyo Maraakiib dagaal Oo Dowlada Itoobiya ay yeelato.
Kooxo hubeysnaa ayaa goordhow Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxay ku dileen labo Wiil oo dhalinyaro ahaa. Dilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Bakaaraha,waxaana loo geystay labo wiil oo dhalinyaro ahaa oo gaadiidka shacabka ka qaadi jirey lacago.
Dagaalka muddada sanadka ah ka dhaxeeya Qatar iyo dalalka Sucuudiga iyo kuwa kale xulufada ah ayaa la’isu adeegsanayaa nooc cusub oo sawaariiq ah : kuwaas oo ah baraha bulshada ee been abuurka ah, wararka been abuurka ah iyo waliba in la jabsada xogaha ku kaydsan internetka. Waxa oo dhan waxa ay biloowdeen 24-tii bishii May, 2017-kii, xilligaas oo war la yaab leh lagu soo qoray bogga wakaaladda wararka rasmiga ee Qatar ee loo yaqaano QNA, warkaas oo ka hadlaya khudbad uu jeediyay Amiirka Qatar Sheekh Tamiin Binu Xamad Al-Thani, kaas oo amaanay ururka Xamaas, Ikhwaanka iyo waliba Iiran, sida qoraalka ka muuqatay.
Wejiga dhabta ah ee uu leeyahay dagaalka ka socda degaanka Tuka-raq. Markaan meel iska-dhigno mixnadaha nagu dabran oo ay u wayn-tahay caadifada indhaha-la´ ee naga xagaalisay hooshaarkii ummadnimo waxaanu arkaynaa dagaalkan in uu yahay mid lamid ah dagaal-kasta ee dad sokeeye ah dhex-mara ee dunida ka dhaca.
Waddanku waa u baahan yahay waana muhim, in uu yeesho Lacag u gaar ah, sida waddamada kale, laakin waa in laga fekeraa cawaaqibka ka dhalan kara.
Nin taajir ah oo u dhashay dalka Maraykanka kaas oo gurigiisa hoostiisa ka qodayay god weyn oo uu ka galo haddii uu dhoco weerar Niyuukleer ayaa lagu furay dacwo dil ah, kadib markii uu dhintay ninkii uu usoo kireystay in uu godkaas u qodo.
Tan iyo intii dowladda Ruushka ay ku biirtay dagaalka ka socda dalka Ruushka , waxaa soo baxayay arrimo is diidan, dadkana ay ku adkaatay in ay fahmaan.
Fariin ka Timi Shiikh Abdiaziz Mohamed
Ku socota Kuwa Faratoon, Baashe, Koore, Cali Khaliif, Xaglatoosiye iyo inta la mid ka ah. Ninka ragga ahi meel walba uu joogo waa kii dhagta ilaaliya oo sharafta dadkiisa dhawra.
OGEYSIIS DHAMAAN
———————————-
▪ Waxaa Waajib Inagu Ah U Hiilinta Xaqa Iyo Raadinta Xoraynta Dalkeena Cadawgu Haysto..
▪Waxa Waajib Inagu Ah Garab Istaaga Xaqlayaasha Qalabka Sida Ee U Halgamaya Soo Dhicinta Sharafta Iyo Gobanimada Dalkii Dhulbahante Ee Cadawgu Haysto Maanta.
Sannad ka hor waxaa si kedis u soo if baxay khalaaf xooggan oo u dhaxeeya dawladda Qadar iyo afar dal oo Carbeed, oo kala ah Sacuudiga, imaaraatka, Baxrayn iyo Masar dawladeed oo cunaqabatayn dhowr weji leh dul saaray Qadar. Mid dhaqaale, ganacsi, iyo xayiraadda isu gudubka dhulka iyo hawada iyo in lays dhaafsado badeecadaha nooc kasta ha ahaatee.
Aqoonyahan Cismaan Badawi wuxuu inoo soo diyaarshey qormo afka ingiriisiya, oo maqal iyo muuqaal ah, waxaanu kaga xogwaramaya arimo fara badan oo khuseeya deegaanada SSC iyo weliba damaca iyo riyo ku qooqnimada ku jirta maamulka jeegaanland ee is mahadiyey, hase ahaatee warbixintani waxaa loo baahan yahay inuu qof waliba gaadhsiiyo meel walba oo dhawaaqeenna laga maqli karo, waayo qaylo gar dhawaysee!!.
Gudoomiyihii hore ee degmada God’aalo ugu magacownaa maamul beeleedka Somaliland ayaa kasoo goostay maamulkii uu ka tirsanaan jiray kadib markii uu adkaysan waayay tacadiyada ay maleeshiyaadka isaaq ku hayaan shacabka SSC.
Masuulku wuxuu si qoto sheer uga hadlay cadaawata fogaatay ee maleeshiyaadkani u hayaan shacabka SSC.
www.ruugcadaa.com
Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo laga keenay dalka Liibiya,kuwaasi oo ku dhibaataysanaa xabsiyada Dalkaasi.
Dhowr maalmood ka hor waxaa kulan wada xaajood ku yeeshay magaalada London beelweynta ugaadhyahan ee ku dhaqan wadanka ingiriiska, arimo fara badan ayaana laysla soo qaaday.