
Waxaan hubaa muuqaalkan ama waraysigani in uu gudbinayo murogo baaxad leh, qofkasta oo muuqaalkan dawadaa waxaa markhaati madoon ah in uu wax badan ka heelayo dhibaaha socodka har jadka ah ee tahriibka.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Diyaarad khaasa oo siday saraakiil itoobiyaana ayaa shalay gaaray Kismaayo Ayagoo Lakulmay Xubno Katirsan Maamulka Jubaland oo Laga magacaabay Wasiir Janan Wasiir darwiish Taliye Khaalid iyo Madaxwaynaha Xilku kadhamaaday Axmed Madoobe Waxayna Hordhigeen 5 qodob:
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo warysi siinayay TRT ayaa yiri” Emaratka wax walba way isku dayayaan oo hagardaamo ku ah dowlada Soomaaliya ee hada jirta!
Waa talaabo muhiim ah, oo dhinaca wanaagsan loo qaaday sidii loo xoojin lahaa danaha Ruushka iyo Soomaaliya ka dhaxeeya, waana xidhiidh in badan la hagraday sidii loo xoojin lahaa. Soomaaliya dhinacyo badan ayey uga faa’iideysan kartaa xidhiidhka labada dal.1. Sidii loo qalabayn lahaa ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.2.Sidii Cuna qaybtaynta hubka ee Soomaaliya saaran looga […]
Haddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto hammadaada, waa arrin inta badan dadka ay raadin lahaayeen. Balse qaadashada cuntooyinka isku dheelitiran, sare u qaadidda dhaqamada nolosha iyo caafimaadka wanaagsan waxay dhammaantood ka qeyb qaadan karaan inay xoojiyaan awooddaada dhanka gudashada howsha gogosha, su’aasha waxay […]
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Woodrow Wilson ayaa kolkii uu rabay in dib loo doorto sannadkii 1916-kii waxa uu olole ka dhigtay “” Dagaal ayaan idinka ilaalin doonaa in aad gashaan”. Dadwaynaha Maraykan oo u riyaaqsanaa in colaad la iska mooso ayaa u codeeyey, waana uu guulaystay. Muddo kooban kaddib oo ku beegan 1917-kii, wasaaraddii arrimaha […]
Waxaan hubaa muuqaalkan ama waraysigani in uu gudbinayo murogo baaxad leh, qofkasta oo muuqaalkan dawadaa waxaa markhaati madoon ah in uu wax badan ka heelayo dhibaaha socodka har jadka ah ee tahriibka.
Wuxuu ka qorey kumanaan qormo iyo codad uu duubey uu kaga hadley arintaan. Majirto cid mushaar ku siiso asaga Is xilqaamey. Maalin kaste dhoowr qoraal buu bartiisa Facebook page soo dhigaa fariin uu u diraayo Madaxda Somalida sida Madaxweynaha, Reysalwasaaraha iyo labadaba Aqal ee Baarlamaanka iyo guud ahaan Shacbiga Soomaaliyeed hadana loogama jawaabo Muwaadinka qoraalkiisa hantida Qaran uu ku difaacayo asna kama daalo.
Weriyaha Falastiiniga ah ee Cabdul Baari Cudwaan oo ah ruug caddaa saxaafadeed kaasoo si aad ah looga yaqaanno dunida Carbeed ahna tifaftiraha warqaadka Sharq-al-Awsad, ayaa amaan kala dul dhacay Ilhaan Cumar, isaga oo uga dhigay tusaale tallaabada geesinimada leh ee ay qaaday, mid ay ku dhici waayeen muddo dheer madaxda Carbeed.
Igarre Yaasiin oo ah madaalle Mar walba inoo soo bandhiga barnaamijyo dhaqan oo waxtar leh todobaadkana wuxuu inoo wadaa suugaanta kala gedgedisan ee Abwaan Baraako, oo rabbi hibo u siiyey Hal abuurnimo culus iyo luuq ay dhegahaagu ku raaxaysanayaan.
Heshiiskii ka dhacay caasimadda jarmalka ee Baarliin 1884kii ka dib, dowladdii ingiriisku waxay soo dirtay danjirayaal ujeeddadoodu tahay inay heshiisyo la gaadhaan qabaa’ilka Soomaaliyeed ee waqooyiga dega. Waxaase ka horrayay heshiis uu Faransiisku la galay duqayda xeebta Soomaaliyeed ee Jabbuuti.
Waxaa soo baxaya xog cusub oo sheegeysa in hoggaamiyihii hore ee ururka Taalibaan Mullah Cumar oo muddo sanado ah ku noolaa guri u dhow saldhig militariga Mareykanka ku lahaa dalka Afqaanistaan. Mullah iyo Cusama Bin Laaden ayuu muddo dheer aad u doondoonayay Mareykanka.
Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka ayaa mar kale wajaheysa dagaal dhinaca afka ah oo ay kala kulmeyso xisbiga Dimuqraadiga ah ee ay ka tirsan tahay.
Ilhaanoo u muuqata Qof tusmo habaabsan isla markaana colaad ka abuuraneysa Buurti ay ku tiirsaneyd ayey si madax taag ah u cambaareysay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama oo ay ku sheegtay in uu ahaa dilaa dhoolla-caddeeya, taaso ay ka xumaadeen taageerayaashi Obama waxa ka soo yeeray ilhaan Cumar.
Sawirro uu qaaday dayax gacmeed dulmaray xarun ku taal meel u dhow caasimadda Pyongyang ayaa muujinaya in Kuuriyada Waqooyi ay isu diyaarinayso inay tijaabiso gantaal ama ay hawada sare u dirto satellite.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa caawa soo gaaray magaalada Nairobi, halkaasi lagu wado in looga xaajoodo xiisadda diblomaasi ee salka ku haysa xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya.
Guddi ka tirsan [guddi hoosaadyada] Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa baadi goobaysa waraaqo muujinaya musuq maasuq, horjoogsi caddaaladeed iyo ku takri fal awoodeed oo la sheegay in ay ku kaceen Madaxweyne Donald Trump iyo kaaliyeyaashiisu.
Igarre Iyo cabdishukri waxay todobaadkan inoo wadaan mid ka mid ah barnaaminyada ay ugu talagaleen in ay bulshaweynta Soomaaliyeed la wadaagto, waana mid xambaarsan qosol iyo maad.
Markii uu hogaamiyihii hore ee Khiyaano iyo intii ilkoolayaasha ahayd ee uu watay ay dharaar cad masiirkii umadda ula galeen maamul beeleedka Somaliland, wuxuu waagii ku beryey in badan oo difaaci jirtey, oo naxdin iyo af kala qaad ku dhacay…
Dadka doonaya iney kufsiga carruurta sameeyaan ayaa waxay intooda badan isticmaalaan Instagram si ka duwan baraha bulshada kale ee lagu xiriiro.
Markii aad loola yaabay midabaynta iyo isbedelidda cali khaliif galaydh, oo dadka in badani dareensanayeen inuu hoostaasi kala shaqaynayey maamul goboleedka somaliland, balse waxaa iska badnaa inta aamintay ee jeebkooda u furtay, aakhirkiina uu cidlada kaga dhaqaaqay, balse heestan loo tiriyey hoos u u fiiriya.
Igarre Yaasiin ayaan inoo diyaariyey barnaamij gaar ah oo uu ku waraysanayo abwaan Soomaaliyeed oo aad uga xumaaday dhibka iyo tacadiga lagu hayo haweenka kuwooda yaryar iyo kuwooda waaweynba.
Mar kasta oo qaraxyo ay ka dhacaan magaalada Muqdisho waxaa caadi ah in ay gaystaan khasaare isugu jira naf iyo maal, oo soo gaara dad shacab ah iyo mas’uuliyiin intaba.
Barnaamijkan maqal iyo muuqaalka ah oo ay inoo soo bandhigayaan Igarre iyo Yaasiin, wuxuu xambaarsan yahay ismaandhaafka bulshada miyiga iyo tan magaaladu markay is helaan, siday foodda isu daraan…
Deegaano ka tirsan gobolka Sool waxaa ku soo badanaya Beeraha dhaqashada Shinnida kuwaa oo laga hirgaliyey beeraha ka baxsan magaalada Laascaanood Dhaqashada Shinidda taas oo laga helo Malab saafi ah oo ay intabadan dadka ku nool magaalada Laascaanood ay si weyn ugu kaaftoomeen Malabka Macmalka ahaa ee laga keeni jiray Dibadda iyo deegaanada ka baxsan gobolka Sool .
Wargaysa African Exponent oo ka mid ah kuwa ugu afka dheer qaaradda Afrika, isla markaana kasoo baxa dalka Tanzania ayaa ku camirtay dalka Kenya, isagoo qoray sheeko uu cinwaan uga dhigay ”Kenya oo isku ceebaysay muranka diblomaasiyadeed ee ay ku weerartay Somalia!”
Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeysa waxay sheegayaan horgale galaydh in loogu yeedhay inuu Muuse Biixi u sii raaco la kulanka madaxweynaha sharciga ah ee soomaaliya Mudane Farmaajo, oo ku yar hakanaya Adis Ababa….
Barnaamijkan waxaa si talantaali ah Isugu dhiibdhiibaya Igarre iyo Ansal waxaanay inoo soo bandhigayaan maahmaahyada Soomaaliyeed ee sadexleeyda ah amaba sadex shubka u dhaca, mucda iyo murtidana xambaarsan.
Ganacsatada Qaadka Keena Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen gabi ahaanba jaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, kadib markii shalay ganacsatada Qaadka Kenya ay sheegeen inay joojin doonaan Qaadka ay keenaan Soomaaliya.
Khaatumo Khiyaanadii Reerka Lagu Khalday
Beelweynta SSC weli waxay hibanayaan Khiyaanadii adhax jabka ahayd ee ay ku dhufteen kooxdii uu tukubaha u siday Horgale Galaydh iyo afartii ilkaha la’ahayd ee ay dilootay badh go’a iyo qaadiradu….
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo 2019, oo iyadu qaadatay go’aamo degdeg ah oo aanay si miyirqab ah uga baaraandegin, misana dawlada federaalku waxay caddeyneysaa:
Dowlada Kenya ayaa sheegtey in ay u yeertey safiirkeeda Soomaaliya inuu dalka dib ugu soo laabto, iyadoo safiirka Soomaaliya ee Kenyana fartey inuu dalka isaga boxo.
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay.
Waxaa magaalada Dubai soo gaadhay Horgale Cali Khalif Galaydh oo u sii socda dhankaasi iyo magaalada hargeysa, oo ay ku sugayaan hadhaagii awalba jeebka ugu jirey, muxuu u socdaa, yaase u yeedhay, maxaase loogu yeedhay?!!!
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay u kala saxiixdeen dawladaha Soomaaliya Iyo TurkigaWasiirrada xukuumadda ee kulanka goob joogga ahaa ayaa dood kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen heshiiska oo horay wasaaradda difaaca dalku ay ugu soo gudbisay golaha wasiirrada si loo dardar-geliyo qorshaha dawladda Turkigu ay ku tababarayso ciidanka xoogga dalka.
Hindiya ayaa sheegtay in ay go’doon dhammaystiran galinayso dalka Pakistan kadib markii qof isasoo miidaamiyey uu 46 Askari ku dilay gobolka ay Hindiya maamusho ee Kashmir.
Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo horay u ahaa taliyaha ciidamada badda isla markaana ah guddoomiya hay’adda cilmiga badaha Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu bishaareeyay inay uga guuleysanayaan Kenya muranka badda ee xuduudka dhinaca badda.