
Muqdisho (Ruugcadaa.com) Iyadoo ay weli Kooxdii weerarka soo qaaday heystaan Hotelka Makka Almukarama ayaa waxaa hadana soo baxaayo warar sheegaya in Dhaawaca iyo dhimashada dadka Hoteelka ku jiray uu sii kordhaayo.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Diyaarad khaasa oo siday saraakiil itoobiyaana ayaa shalay gaaray Kismaayo Ayagoo Lakulmay Xubno Katirsan Maamulka Jubaland oo Laga magacaabay Wasiir Janan Wasiir darwiish Taliye Khaalid iyo Madaxwaynaha Xilku kadhamaaday Axmed Madoobe Waxayna Hordhigeen 5 qodob:
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo warysi siinayay TRT ayaa yiri” Emaratka wax walba way isku dayayaan oo hagardaamo ku ah dowlada Soomaaliya ee hada jirta!
Waa talaabo muhiim ah, oo dhinaca wanaagsan loo qaaday sidii loo xoojin lahaa danaha Ruushka iyo Soomaaliya ka dhaxeeya, waana xidhiidh in badan la hagraday sidii loo xoojin lahaa. Soomaaliya dhinacyo badan ayey uga faa’iideysan kartaa xidhiidhka labada dal.1. Sidii loo qalabayn lahaa ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.2.Sidii Cuna qaybtaynta hubka ee Soomaaliya saaran looga […]
Haddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto hammadaada, waa arrin inta badan dadka ay raadin lahaayeen. Balse qaadashada cuntooyinka isku dheelitiran, sare u qaadidda dhaqamada nolosha iyo caafimaadka wanaagsan waxay dhammaantood ka qeyb qaadan karaan inay xoojiyaan awooddaada dhanka gudashada howsha gogosha, su’aasha waxay […]
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Woodrow Wilson ayaa kolkii uu rabay in dib loo doorto sannadkii 1916-kii waxa uu olole ka dhigtay “” Dagaal ayaan idinka ilaalin doonaa in aad gashaan”. Dadwaynaha Maraykan oo u riyaaqsanaa in colaad la iska mooso ayaa u codeeyey, waana uu guulaystay. Muddo kooban kaddib oo ku beegan 1917-kii, wasaaraddii arrimaha […]
Muqdisho (Ruugcadaa.com) Iyadoo ay weli Kooxdii weerarka soo qaaday heystaan Hotelka Makka Almukarama ayaa waxaa hadana soo baxaayo warar sheegaya in Dhaawaca iyo dhimashada dadka Hoteelka ku jiray uu sii kordhaayo.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 26/3/2015 waxaa golaha deegaanka ee magaalada Cardiff oo ka tirsan wadanka Ingiriiska ku soo xoomay in yar qurbajoogta maamul beeleedka Somaliland oo ay horkacayeen Xirsi tooriile iyo Horgale Baashe Maxamed Cade (Isxambaar) iyo odayga ugu magacaaban wasiirka arimaha dibada, waxaanay ujeedada dalabkoodu ahaa inay dawlada hoose ee magaalada Cardiff ay aqoonsatay maamul beeleedka Somaliland.
In badan ayaa lays weydiinayey dhibaatada gobolka Cayn ka aloosan yaa ka dambeeya? halkee laga soo maleegaa? maxayse tahay ujeedada ka dambaysaa weeraradaasi wejiyada badan? hadaba waxaa noo suurta gashay in aanu ka waraysano arimahaasi oo idil Mudane Maxamed Ducaale Cabdi oo ahaa wasiirnkii amniga Khaatumo state of somalia xilligii uu ahaa ku meel gaadhka hadaba halkan kaga bogo waraysigaasi.
Horgal Saleebaan Ciise Kaar{Xaglatoosiye} ayaa ka badbaaday isku day dil , waxaana halkaas ku geeriyoodey nin ganacsade ahaa oo la socdey waftigiisa. Asagoo aad u argagaxsan ayuu ka hadlayaa waxii dhacay iyo marxuumkii dhintay.
Magaalada Djibouti waxa ka soconaya shir maamullada Soomaaliyeed qaarkood joogaa, kuwaasoo kala ah PL, Jubbaland, Galmudug iyo S/Land, waxana looga xaajoonaya kalluunka Soomaaliya, iyo khayraadka kale ee Badda, maamulka S/Land oo asagu dadka wax-magaratada ah u sheega dawlad baan nahay ayaa qayb ka ah shirka, waxaana shirkan soo qaban qaabisay hay’adda FAO.