Xasuus Dhaxalgal Ah Iyo Ururkii SUDO 2005 (Daawo)

Waxaan nala daawataan berismaadkii iyo ururkii SUDO ee ka dhisnaan jirey wadanka Ingiriiska, kaasi oo ahaa urur si firfircoon ugu adeegi jirey beelwaynta SSC ee gudaha iyo dibada ku noolayd, dhallinyaro badan ayaana xilal ka soo qabatay, inkastoo uu markii dambe burburay.

Hadaba ururka SUDO oo fadhigiisu ahaa London sanadkii 2005 waxay diyaariyeen xaflad ay ugu talagaleen xusitaanka 26 JUNE 2005 run ahaantiina habeenkaasi wuxuu ahaa mid xasuustiisa mudnaa, qaybtani waxaan idinku soo xigsiin doona qaybo kale oo iyaguna aad u xiisa badnaa oo xafladaasi ka mid ah.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress