Muuqaalka Degmada Kalabaydh Iyo Sanadkii 2004 (Daawo)

Qolka Kaydka Aftaag Production waxaanu ka soo helnay muuqaal la duubay sanadku markuu ahaa 2004 oo haatan laga joogo kow iyo toban sanadood oo xidhiidhsan, hase ahaate socdaalkaasi wuxuu ahaa mid loogu kuur galayey hawlaha degmadaasi ka soconayey.

Run ahaantiina waxaa safarkaasi nagu wehelinayey rag xilal ka soo qabtay dawlada federaalka soomaaliya, maamulka Puntland iyo maamulkan Khaatumo, si kaloo waxaa ka mid ahaa madaxa xafiiska baasaboorada ee Buuhoodle iyo weriye Cabdicasiis Saleebaan Axmed oo ka hawlgeli jirey mid ka mid warbaahinta deegaanada SSC.

Marka sidaasi iyo daawasho haboon:

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress