Gabaygii Ishaaro Iyo Abwaan Jaamac Kediye Cilmi

Gabaygan Ishaaro waxaa tirinaya abwaankeenna qaaliga ah ee Jaamac Kediye oo aan sanadkii 2002 aan kula kulmay magaalada Laascaanood weliba xaruntii ay lahayd idaacadii madaxa banaanayd ee Raadyow laascaanood.
Hadaba gabaygan Ishaaro murtida iyo nuxurka uu xambaarsan yahay abwaanka laftiisa ayaa inoo sharxi doonaa, run ahaantiina waa gabay kooban balse abwaan Jaamac Kediye gabaygu wuxuu u taabanayey si gaar ahaaneed, oo waa waalid wax dhalay iyo xaalkiise, markaasi sidaasi iyo dhagaysi haboon:

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress