Wasiir Aftaag Oo Jawaab Ka Bixiyey Isku Shaandhayntii Golaha Wasiirada Khaatumo

Ka dib markii uu madaxweyne Cali Khaliif Galaydh isku shaandhaynta ku sameeyey golahiisii wasiirada ee kala joogay gudaha iyo dibada waxaa isku shaandhayntaasi ka jawaab celiyey mudane Maxamed Ibraahim Ducaale Aftaag oo ahaa wasiirkii arimaha dibada ee maamul goboleedka Khaatumo state of Somalia.Hadaba Wasiir Aftaag oo ka mid ahaa ragii xilalkooda waayey misana wuxuu waa tan jawaabtii uu ka bixiyey isku shaandhayntaasi uu sameeyey Prof: Cali Khaliif Galaydh oo haatan ku sugan degmada Balicad.

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress