Garaad Abshir Muxuu Ka Yidhi Madashii Barde Khaatumo (Video)

Garaad Abshir Saalax Maxamed wuxuu ka mid ahaa garaadadii sida weyn uga dhex muuqanayey xilligii la unkayey maamul goboleedka Khaatumo state of somalia, wuxuuna si dhab guntiga ugu xidhay ballankii iyo dhaartii barde Khaatumo.

Hadaba Kaydka Aftaag Production waxaanu ka soo helnay khudbad uu Garaad Abshir xilligaasi ka jeediyey madashii bardaha khaatumo ee lagu unkayey maamul goboleedka Khaatumo state of somalia, wuxuuna carabka ku dhuftay in loo baahan yahay laba masalo oo keliya:

Kow in la mideeyo beelweynta reer Khaatumo meel kastoo ay joogaanba.  Labo in la xoreeyo deegaanada maqan sida ugu haboona looga saaro maadaama ay ku soo duulleen dhul aanay lahayn, khasab iyo juujuubna ay ku doonayaan in ay ka dhaadhiciyaan khuraafaadka goosashada iyo waanu duulnayda ay ku qarwayaan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress