Garaad Jaamac Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyey Abu Dhabi 2007 (Daawo)

Garaad Jaamac Garaad Cali wuxuu khudbad dheer oo taariikhiya uu ka jeediyey Abu dhabi 16/08/ 2007 waxaanu kaga hadlay arimo badan oo xilligaasi u muuqanayey, wuxuuna aad ugu dheeraaday midnimada beesha dhulbahante inay tahay muhiim, balse dhegaha ma loo furay laabtana ma loo siii daayey?

Hadaba khudbadaasi oo ahayd mid aad u qiima badan waxaanu idinka soo qaadnay qaybtan, qaybaha kalana waan idin soo baahin doonaa hadii allaha awooda lihi ogolaado.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress