Shirkii Nabadaynta ee QORILEY, oo waxba aan La isku Reeban & Wixii la is dhaafsaday

Waxaa dhowaan magaalada Qoriley Kulan balaadhan isugu yimid isimo, Cuqaal, Nabadoono, Culimo iyo Waxgarad Soomaaliyeed oo Tiro badan, Kuwaasi oo dhamaantood u istaagay xabad joojin iyo nabadayn waarta oo laga dhaliyo colaada deegaanada Qorilay iyo Magaclay.
Hadaba waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo kusaab dhamaan Khudbadihii Halkaasi laga soo jeediyey, Iyadoona aan laga Leex-leexanin Runta.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress