Kooxda Qaylo-dhaan oo soo saartay Heesta Gen: Gabre “Shabaab Adigow gurmada, oo guusheena neceb

Kooxda Qaylo-dhaan ayaa soo saartay Hees Xambaarsan Dareen Baladhaan Taasi oo loogu magac daray Gen: GABRE oo kamid ah Saraakiisha Ethopia ee saamaynta wayn ku leh Arimaha Soomaaliya “Goo goynta dalkeeniyo, adigaa gobolaysi wada, shabaabka adigow gurmada, Rasaasta adigow gudbiya, adigaa guusheena neceb gebrooow”. Ayaa kamid ah Erayada Heeska.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale heesta ayaa waxay Muujinaysaa sida xaalada Soomaaliya ay faraha uga sii baxayso “Dhulkii gacan kuma jiroo, Gumeeysi ayaa hantiyay, Go-aanka Ethiopia Gedi lagu maamulaa, Haddii aan laga gilgilan, Amaan guluf laga horgeeyn, Gabood maran baa xigtee, Soomaalay garro dantaa, Garaad iyo xoog mideey, Gef iyo diid waxaan ku qaban”.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress