Waraysi xiisa badan W/Arimaha debeda ee Khaatumo State & Barnaamijkii Xaashi & Xoogta+arimo Xasaasi ah (Daawo)

Wasiirka Arimaha debeda ee Khaatumo State Maxamed Ibraahim Ducaalle {Aftaag} ayaa waraysi siiyey Barnaamijka Xaashi iyo xogta, wuxuuna ka hadlayaa arimo badan oo xaasaasi ah, wasiirka ayaa ka hadlay safarkiisa North Amerika, cida uu la kulmay, Shirka Balicad iyo arimo kale oo muhiim ah.
Wasiir Aftaag ayaa safar dheer ku kala bixiyey dalalka Canada iyo Maraykanka, waxana uu halkaas kula soo kulmay boqolaal ka mid ah jaaliyadaha Khaatumo ee dalalkaasi, waxaanay dhamaantood isla qaateen in laga shaqeeyo midnimada iyo loo taaba gelin lahaa maamul goboleedka Khaatumo state of somalia.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress