Abwaan Hurre Dabayl Iyo Gabaygii Dalaaq (Dhagayso Oo Dhuux)

Waxaan idiin soo xulnay gabay la magac baxay (Dalaaq) waxaana curiyey abwaan caan ka ah geyiga soomaaliyeed iyo geyiga khaatumo state of somalia, magaciisana waxaa la yidhaahda Abwaan Hurre Dabayl wuxuuna ka mid yahay abwaanada fara ku tiriska ah ee suugaantooda u meel daya.

Hadaba ma jecli inaan wax tafaasiil ah ka bixiyo murtida dhumucda weyn ee uu xambaarsan yahay gabaygan la magac baxay Dalaaq, hase ahaate waxaan is tusay inaan idiin kala baxo dhegaysigiisa iyo faalladiisaba, waanan idiin soo wadnaa kuwo kale uu isla abwaan Hurre leeyahay:

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress