FADEEXADII QARNIGA: C/xakiin Camey oo tacsi u tegay jalam, Diideyna inuu ka hadlo dadkii Lagu diley Qoriley (Daawo)

Ku xigeenka maamulka Garoowe C/xakiim Camey ayaa gaadhay deeganada beesha Majeerteen si ugu soo tacsiyeeyo, wuxuuna tegay tuulooyinka Jalam iyo Burtinle oo ay ku soo dhaweeyeen beesha Majeerteen ee uu sida tooska sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey warbaahintooda hiilka cad ugu marinayey.

Cabdixakiin Camey oo sida muuqata aad u qancinaya beeesha Majeerteen ee uu deegaankooda joogo, ayaa ka tacsiyeey dadkii ugu dhaawacmay Jalam, Isagoo diiday inuu tacsi u diro 14-Qof oo ku dhintay weerarkii Lagu qaaday Qoriley ?.

Si kastaba Ninkan ayaa hadalo deelqaaf ah horey ugu gaystay shacabka reer Qoriley oo dhawaan maleeshiyaad Huwan ah weerar gaadmo ah ku qaadeen. Asagoo si toos ah ugu Eedeeyey weerarkaas dadka reer Khaatumo.

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress