Baahintii Xalay Iyo Barnaamijkii Kaca Oo Ka Dhiidhiya Dulmiga (Dhegayso)

Idaacada codka khaatumo oo si fiican oo faseex ah looga dhegaysto dhamaan gobolada waqooyiga soomaaliya, hadaba waxaan halkan idinku soo gudbinayna barnaamijkii kaca oo ka dhiidhiya dulmiga, waxaana lagu faaqida hadba wixii ka soo kordha deegaanada khaatumo state of somalia.

Waana kan barnaamijkaasi ee sidaasi iyo ka bogasho haboon, waxaa barnaamijka todobaadkan udub dhexaad u ahaa wax sheegida kuwa masuuliyiinta khaatumo ee iyagu baryahan dambe bilaabay inay isku dhex qaawiyaan warbaahinta iyadoo loo malaynayo inay jiraan gacmo ka dambeeya..

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress