Waa Gabay Maqal Iyo Muuqaal Ah Magaciisana La Yidhaahdo Dan Iyo Taariikh (Daawo)

Waxaad nala wadaagtaan gabaygan la magac baxay Dan iyo Taariikh, waxaana tiriyey abwaan ruugcadaa ah reer Khaatumo ah, oo xilligaasi ku sugnaa madashii barde Khaatumo oo ah goobtii lagaga dhawaaqay maamul goboleedka Khaatumo state of somalia, waana gabay xambaarsan murti shilis iyo wax ku qaadasho waafi ah.

Abwaanka gabayga mariyey waxaa la yidhaahda Abwaan Calas run ahaantiina gabaygani waa mid guubaabo ah, dardaaran ah, wax isu sheeg ah, si weyna wuxuu farta ugu fiiqaya midnimada iyo tala wadaagu inuu yahay muhiin tafaraaruquna yahay kala tag iyo burbur abidkiis aan dhamaanin.

Hadaba waa kan ee aad idin kala baxo gabaygii Dan iyo Taariikh:

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress