Gabay Ku Wajahan Cabdifataax Ibraahim Joofay

Abwaan la yidhaahdo Sidiiq Xaaji Yaasiin oo ka soo jeeda deegaanada Khaatumo state of somalia, wuxuu curiyey gabay la magac baxay dhuugu waa sharaf waana gabay ku wajahan Cabdifataax Ibraahim Joofay, waana gabay uu ku hogo tusaalaynayo.

Hadaba abwaan Sidiiq Xaaji Yaasiin oo aynu uga baranay suugaantiisa qiimaha leh murtida muga weyna xambaarsan, isagoo mar walbana diirada saara duruufaha markaasi taagan ee una baahan in bulshaweynta suugaan ahaan loogu tebiyo.

Iminkana aan idin kala baxo idinka iyo gabaygii ku wajahnaa Cabdifataax Ibraahim Joofay:

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress