Abwaan Jaamac Kediye Cilmi Iyo Gabaygii Ahaa Bal Car Sheega Gaalada Shayga Aad Ku Dhaantaan (Daawo)

Waxaan idiin soo bandhigaynaa gabay la magac baxay Bal car sheega gaalada shayga aad ku dhaantaan, waxaana gabaygaasi tiriyey Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo muddo haatan laga joogoafar iyo toban sanadood ka hor aan kula kulmay magaalada Laascaanood, xilli aan ku sugnaa Idaacadii Radio Laascaanood oo waagaasi aad looga dhegaysan gudaha magaalada iyo nawaaxigeedaba.

Hadaba gabaygan waxaan idin ka soo saaray kaydka dhaxalgal ah ee aanu ku uruurino cajaladaha fiidiyowyada oo aynu maanta ka heli karno  muuqaalo xasuuseed oo xilliyo kala duduwan aanu duubnay, bal iminkana ku soo dhawaada gabaygaasi dhegaha iyo laabtana u fura:

www.ruugcacdaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress