Gabaygii Gacan Maroodi Iyo Abwaan Maxamed Axmed Nuur Lambad (Dhegaysoo Dhuux)

Halkan waxaan idin ku soo gudbinaynaa gabay la magac baxay (Gacan Maroodi) waxaana gabaygaasi tirinaya abwaan la yidhaahdo Maxamed Axmed Nuur Lambad, gabayganina wuxuu ka mid yahay silsilad socotay waayadan dambe oo la magac baxday Guba3, waana suugaan laysku xifaalaynayo..

Hadaba goorahanba waxaad dhowrtaanba waa gabaygii la magac baxay Gacan Maroodi, waxaanu gabaygani u baahan yahay in aad si laab furan u dhegaysataan, si aad markaasi ugu dhaadhacdaan nuxurka iyo murtida uu xambaarsan yahay.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress