Gabaygii Gocasho Iyo Abwaan Jaamac Kediye Cilmi(Daawo)

Waxaan muddo haatan laga joogo sadex iyo toban sanadood ka hor aan magaalada Laascaanood kula kulmay Abwaan Jaamac kediye cilmi, waxaana ii suurtagashay inaan waqtigaasi ka duubo gabay la magac baxay Gocasho, wuxuuna gabaygani si toos ah u abaaraya shacabweynaha SSC iyo xaaladihii ay markaasi ku sugnaayeen.

Hadaba kaydka Aftaag Production waxaanu ka soo helnay gabaygan la magac baxay Gocasho oo maqal iyo muuqaal ah, waana kan ee sidaasi iyo daawasho haboon:

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress