
Todobaadkan Igarre Yaasiin wuxuu inoo soo bandhigayaa isku day dil oo la damcay in lagu khaarajiyo, waana tan isagoo inooga waramaya qaabkii ay dhacdadaasi u dhacday iyo xaalkii ay ku dambeeyeen kooxahii shirqoolkaasi u soo maleegay….
Waxay dhacdadani ka mid tahay kuwa aan ilaa maanta ka tirmin maankiisa, waana mid wax badan laga faa’iidaysan karo.
Wuxuu inoo soo wadaa qaar kale oo badan, waxaanuna leenahay igarre yaasiinoow in badan taariikhda ku xusi doonta….
www.ruugcadaa.com