Daawo Igarre Yaasiin Iyo Magaalagalkiisi! (Video)..

Barnaamijkan waxaa isku soo dubariday Isla markaasina inoo daadihinaya Igarre Yaasiin, wuxuuna si dhab ah uga sheekaynayaa qisooyin la xidhiidhi magaalagalkiisi, oo aadna u xiisa badan… Waana dhacdooyin miyi iyo magaalo kulminaya….

Hadaba waxaad isku daydaan in aad ka bogataan sida cajiibka ee uu inoogu soo tebinayo oo ah mid ku dhisan murti iyo madadaallo wax ku ool ah.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Haduu allaha awoodda lihi ogolaado wuxuu inoo soo gudbin doonaa qaar kale oo badane sidii doonaysa inaysan barnaamijyadaasi dhaafin, waxay kala socon karaan janalka uu ku leeyahay YouTube oo la yidhaahdo LAAC TV…

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress