Afhayeenkii gobolada SSC Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

Innaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Illaahay Ha Naxariisto Timajilic Cismaan Cumar Iyo Faysal Cali Mas Oo Ahaa Afhayeenkii Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn UAE Oo Shill Gaadhi Ku Dhintay, Shilkaas Oo Ka Dhacay Agagaarka Degmada Xudun.

Runtii Walaahay Waa Geeri Naxdin Leh Faysal Cali Mas Waxa uu Ahaa Mujaahidiinta Halganka Dheer Ugu Jiray Sidii Deegaanada Sool Sanaag Iyo Cayn Looga Xorayn Lahaa Maamulka Jeegaanland,

Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Labada Qoys ee Reer Cali Mas Iyo Reer Cismaan Cumar Illaahay Dhamaanteenba Samir Iyo iimaan Haynaga Siiyo.

Amiin aamiin aamiin yaa Allaah.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

One Response to “Afhayeenkii gobolada SSC Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday”

  1. INAALLILAHI WAINAA ILLEYHI RAAJUCUUN LABADAA MARXUUN ILLAAHAY WAXAAN UGA BARYAYAA IN ILLAHAY KITAABKOODA GACANTA MIDIG KA SIIYO SUAALAHA QABRIGANA ILAAHAY KU SUGO QABRLGA ALLA UWAASICIYO UNUURIYO DAAQADA UGA FURO JANNATUL FARDOWSA. DHAMAAN EHELKII,QARAABADII IYO CARUURTIISANA AY KA DHINTEEN ILLAAHAY SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO WAXAAN KALOO UGA TACSIYEYNAYAA DHAMAAN UMMADDA REER SSC MEEL KASTART OOY ADDUUNKA KA JOOGAAN INA ILLAHAY SAMIR IYO IIMAM ALLA KA SIIYO ILLAHAY BEDELKOODANA KUWO LAMID AH AALA UGU BEDELO.

Powered by WordPress