
Waxaan idin soo baahinaynaa dhacdo waayaheeda xambaarsan oo dhab ah Igarre Yaasiin laftiisa ayaa inoogu soo tebinaya siday u dhacday, erayo badan oo af soomaali ahna waynu ka bogan doonaa, waana dhacdo maqalkeeda aad si jeclaysan doontid.
Barnaamijyadan noocaani ah bulshadeenna ayaa u baahan, siiba dadka jecel inay noqdaan xeeldheerayaasha afsoomaaliga..
www.ruugcadaa.com