Socdaalkii Dubai 2019 Iyo Maxaanu Ku Soo Aragnay?!

Barnaamijkan oo ah mid kooban balse xambaarsan macluumaad waxaad kaga bogataa dhacdooyinka maalin laha ah ee kugu qabsada meel kastoo aad dunida ka joogtid, dalxiise ahow, siyaasi ahow amaba ganacsade ahowee, marka mid noocaasi ah kaga bogo barnaamijkan isaga ah.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Hadaba waxaanu jeclaan lahayn cid walba oo ay la kulmaan dhacdooyinkaasi noocaasi oo kale ah waxaanu idin ballanqaadaynaa inaanu baahino si shacabka soomaaliyeed ay wax uga korodhsadaan.

Waxaanuna idin soo wadnaa qaar kaloo badan oo iyaguna isla waayahooda ka waramaya, fadlan waxaanuna ugu talagalnay in aynu kaga nasano buuq siyaasadeed dhinacyadan badan inagaga furan…

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
You can leave a response, or trackback from your own site.

Leave a Reply

Powered by WordPress