
Waxaad ila wadaagtaan barnaamijkan kooban ee xiisaha badan, oo uu inoo wado igarre yassin oo isagu guntiga dhexda ugu xidhay sidii uu uga qayb qaadan lahaa kaalintiisa wacyigelineed.
Waxaan leenahay mudane Igarroow ha ka daallin hawshaad bulshadeenna u haysid, oo ah mid culayskeeda wadata….
www.ruugcadaa.com