Muuqaal Boqol iyo lix qof oo tahriibayaal ah kaligay baa ka soo hadhay Warayisi MURUGO LEH

Waxaan hubaa muuqaalkan ama waraysigani in uu gudbinayo murogo baaxad leh, qofkasta oo muuqaalkan dawadaa waxaa markhaati madoon ah in uu wax badan ka heelayo dhibaaha socodka har jadka ah ee tahriibka.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Waraysigan waxaa lala yeeshay Axmed maxamed farax (elji) oo kaligii ka soo hadhay dad tiradoodu tahay boqol lix qof oo soomaali ah oo tahriibayaal ah.

Waraysigani wuxuu dawo iyo nasteexo u yahay Kuwa isku qufulay tahriib oo naftaada biime geli, si aad markaasi u gaadhid qayrkaa halkay joogaan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress