Waa Barnaamij Suugaaneed Ay Inoo Wadaan Igarre Iyo Abwaan Baraako- Daawasho Wacan

Igarre Yaasiin oo ah madaalle Mar walba inoo soo bandhiga barnaamijyo dhaqan oo waxtar leh todobaadkana wuxuu inoo wadaa suugaanta kala gedgedisan ee Abwaan Baraako, oo rabbi hibo u siiyey Hal abuurnimo culus iyo luuq ay dhegahaagu ku raaxaysanayaan.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Run ahaantii barnaamijkani waa mid u qalma in marar badan la daawado, islamarkaana mudan in wax badan laga weelaysto, abwaan Baraako waa Hal abuure codkiisuna uu yahay mid aad u toolmoon, halkaas ka wada hawshaad bulshada Soomaaliyeed u haysaan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
You can leave a response, or trackback from your own site.

Leave a Reply

Powered by WordPress