Igarre Iyo Shukri oo inoo wada barnaamij qosol iyo maad xambaarsan

Igarre Iyo cabdishukri waxay todobaadkan inoo wadaan mid ka mid ah barnaaminyada ay ugu talagaleen in ay bulshaweynta Soomaaliyeed la wadaagto, waana mid xambaarsan qosol iyo maad.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Hadii Allaha awoodda lihi ogolaado waxaynu uga fadhinaa barnaamijyo kale oo ku taxaluqa dhinaca wacyi gelinta, toosinta iyo u tilmaamida dhaqanka iyo akhlaaqda suuban.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress