Dhaqashada Shinnida oo ku soo badanaysa gobolka Sool

Deegaano ka tirsan gobolka Sool waxaa ku soo badanaya Beeraha dhaqashada Shinnida kuwaa oo laga hirgaliyey beeraha ka baxsan magaalada Laascaanood Dhaqashada Shinidda taas oo laga helo Malab saafi ah oo ay intabadan dadka ku nool magaalada Laascaanood ay si weyn ugu kaaftoomeen Malabka Macmalka ahaa ee laga keeni jiray Dibadda iyo deegaanada ka baxsan gobolka Sool .

Malabka ayaa leh faa’iidooyin kala duwan,waxaana Qur’aanka lagu sheegay in uu yahay Daawo loo isticmaalo Cuduro kala duwan,waxaana dalka u baahanyahay in la hormariyo dhaqashada Shinidda.

Mawliid Ismail Diged

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress