Barnaamij ay inoo wadaan Igarre iyo Ansal, waana mid xambaarsan Maahmaahyo sadexleey ah

Barnaamijkan waxaa si talantaali ah Isugu dhiibdhiibaya Igarre iyo Ansal waxaanay inoo soo bandhigayaan maahmaahyada Soomaaliyeed ee sadexleeyda ah amaba sadex shubka u dhaca, mucda iyo murtidana xambaarsan.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Gabi ahaanba maahmaahyadani waa inaad barataa xaajooyinka loo cuskado, oo qaar ba nooc yihiin, waayo horaa loo yidhi Hadal iyo hilbaba kala qalan, bal aan si yar fudud u dhigee, qaar baa loo cuskadaa garaha la isu jilibka aasto, kuwa loo Adeegsado xilliyada colaaduhu jiraan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress