Cali Sandulle Oo Xamar Loo Qaaday

Waxaa magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho loo soo qaaday alle ha caafiyee Cali Sandulle Oo aad u xanuusanaya, oo maantana u baahan in si soomaalinimo loogu soo gurmado.

Hadaba maanta oo kale ayaa la isu baahan yahay ee waa in xadhiga looga kacaa wixii loo qabanayana alle Dartiis loo qabtaa, hana la saamaxo haday jiraan cid wax ka tirsanaysaa ….

Madaxda sare ee dawlada federaalka waxaanu ka codsanaynaa in ay isu taagan Siyaasi Cali Sandulle Oo waayadanba xanuusanayey, wuxuuna u baahan yahay gurmad deg deg ah.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
You can leave a response, or trackback from your own site.

Leave a Reply

Powered by WordPress