Maah maahyo Saddex ley ah oo Xiisa Badan, waana Igarre iyo Ansal(DAAWO)

Halkan waxaan idinku soo bandhigaynaa murti cajiib ah, maah maahyo Af- soomaali ah oo daran dooriya, waxaana si talantaali ah isu dhaafsanaya igarre yaasiin iyo ansal qoor dheere.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Maahmaahyadan saddex leyda ah, oo aad moodo inay waayadan dambe hawada ka sii baxayaan, waxaad ka baranaysaan xikmadda ay xambaarsanyihiin, oo ah mid loo cuskan karo xaajooyinka, sida garnaqsiga iyo wixii la mid ah.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress