Igarre iyo muuqaal cusub oo qosol badan daawo (VIDEO)

Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa muuqaal yar balse xiiso badan oo aan filayo in aad ka heli doontaan, waxyaabaha uu xambaarsan yahay.

Muuqaalkan kooban waxaa laga duubay wariye igarre oo barnaamij diyaarinaya waana khaladaadkii barnaamijkii uu diyaarinayey qaar ka mid ah oo la soo uruuriyey.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress