
Aqoonyahan Cismaan Khayre Oo ka shakhsiyaadka sida gaar ka ah uga damqada dhibaatooyinka ka dhaca deegaanada SSC wuxuu baaq nabadeed uu u diraya beelaha Qocondhaale Isku haya.
Waxaanu ilaahay uga baryayaa inuu kala qaboojiyo, kana yeello mid wax walba nabad iyo is afgarad lagu soo dabaalkii.. waayo nabad baa baas la nuugo leh….
www.ruugcadaa.com
Allaah waxaan uga baryeynaa Qoysaskaa walalaha ah in Allaah iu Nabad waarta dhexdhigo
Beesha Axmed Garaad iyo Xuseen Siciid ( Hayaag)