Ku Soo Dhawaada Gabaygii Baxnaano Iyo Abwaan Siciid Xaaji Yaasiin (Video)

Waxaan idin soo gudbinayna gabay la magac baxay Baxnaano oo uu tiriyey abwaan reer Khaatumo ah magaciisana la yidhaahdo Siciid Xaaji Yaasiin, waxaanu kaga hadlaya arimo badan oo ka aloosan deegaanad Khaatumo state of somalia.

Waxaanu gabaygan ku falanqaynaya xaalka maanta ka jira deeganada khaatumo state of somalia, sida xaalku u kala baahsan yahay, sida qaarba meel u daaq tageen, Sidaasi iyo ka bogasho

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress