Igarre  C/shugri, Fanaanada Caanka Faadumo Nagruumo iyo Riwaayad cusub oo Qosol leh MUUQAAL

Halakn waxaan ku soo bandhigaynaa  Riwaayada cusub oo ay  keeneen igarre yaasiin iyo saaxiibadii Sheekadan aadka u xiisaha badan oo lagu soo bandhigay Caasimada Dalka Kenya Gaar ahaan Tiyaatarka Dalka Waxaa Loogu Dabaal Dagayey Munaasibada Loo Asteeyey Maalinta DHaqanka Soomaalida, Oo Sanadkiiba Mar Looga Dabaal Dago Waddanka Kenya Sheekadan aadka u xiisaha badan HOOS KA DHEEHO

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaana Riwaayadan wax ka matalaya fanaanada caanka ah ee faadumo nagruumo oo ka mid ah fannaaniinta soomaaliyeed kuwa ugu magaca dheer sheekadani aad bay u qosol badan tahay daawasho sugan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress