Geel dhalay iyo Barnaamij xiiso Badan iyo Igarre Yaasiin (VIDEO)

Waaxaan halkan ku soo bandhigaynaa barnaamij aad u xiisa badan oo ka mid barnaamijkii taxanaaha ahaa ee aad  horay u daawateen, Ee ku saabsanaa wax tarka geela ee uu  soo saaray Igarre yaasiin xaaji Muuqaalkan oo daba socda  kuwii horay aaanu u baahinay kuwa kalana ay ka danban doonaan waxaad ugu bogan doontaa qodobo kala gadisan, Oo mid kastaa uu wato xiiso dheeriya,

Sidoo kale waxaad ku fiirsan doontaan geel dhalay   Daawasho wanaagsan

HALKAN  KADAAWO MUUQAALKA CAJIIBKA AH

 

Barnaamijkan Qeybihiisa Danbe  waxaad Kadaawan doontaan oo aan ku soo bandhigaynaa warbaahinta Caalamiga  ah ee  www.ruugcadaa.com Hadii Rabi idmo.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress