Nala Daawo Barnaamijkii Dhaqanka Iyo Igarre Yaasiin – VIDEO

Waxaan idin soo baahinaynaa barnaamijkii hidaha iyo dhaqanka ee uu inoo daadahayn jirey Iggarre Yaasiin oo ku sugan wadanka Kenya, waana qaybo cusub.Iggarre Yaasiin waa nin dhallinyaro ah waana ragga u banbaxay dib u soo noolaynta  arimaha ku saabsan hidaha iyo dhaqanka, sida xoolaha loo dhaqdo loo maalo loona manaafacaadsado.

HALKAN RIIX OO DAAWO 

Qaybtaasi sharaxaadeeda iyo wixii faallooyin ah ee la xidhiidha idinkaan idiin daayey, waayo maan dad waa mudacyo caaradood.

HALKAN RIIX OO DAAWO 

Waxaan filayaa qaybtana waxay qeexaysaa qaabka geela loo liso, waana suuragal inay u baahan tahay barasho, sababtoo ah wax waliba barashada kama soo gashaan.

Waxaa kaloo uu muuqaalkan xambaarsan yahay sida ay u legdamaan geeljiruhu, waxaanay inta badan arimahaasi dhacaan xilliyada barwaaqada ah.

www.ruugcadaa.com

 

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress