Waa Gabaygii La Magac Baxay Caaqiibo Qaran Oo Jawaab U Ah Silsilad Ku Sheegii Guba Sadex ( Dhegaysi wacan)

Waxaan idiin soo bandhigaynaa gabay magaciisa la yidhaahdo (Caaqiibo Qaran), waxaana gabaygan tiriyey Abwaan reer Khaatumo ah magaciisana la yidhaahdo Abwaan Yaasiin Maxamuud Saleebaan, wuxuuna jawaab u yahay silsilad ku sheegii la baxay Guba 3.

Waxaan idinka codsanayaa inaad dhegaha u furtaan oo aad weelaysaan murtida uu xambaarsan yahay gabaygan la baxay (caaqiibo qaran), sidaasi iyo ka bogasho haboon….

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress