Abwaan Sadiiq Xaaji Yaasiin Iyo Gabaygii La Magac Baxay Waa La Galabsaday!!! (Daawo).

Abwaan Sadiiq Xaaji Yaasiin wuxuu ka mid yahay abwaanada ka soo jeeda deegaanada Khaatumo state of somalia, waxaanu abwaanku inoo soo bandhigayaa gabay uu ugu magac daray (Waa La Galabsaday!), waxaanu jawaab u yahay qoladii furtay silsilad ku sheegii (GUBA 3AAD)…
Waxaan idin kala baxaya idinka iyo abwaan Sadiiq ee dhegaha iyo laabtaba u sii daaya, dhugna u yeesha murtida uu xambaarsan yahay gabaygan la magac baxay Waa La Galabsaday.

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress