DARDAARAN KU SOCDA DHASHA DARAAWIISHEED

OGEYSIIS DHAMAAN
———————————-
▪ Waxaa Waajib Inagu Ah U Hiilinta Xaqa Iyo Raadinta Xoraynta Dalkeena Cadawgu Haysto..

▪Waxa Waajib Inagu Ah Garab Istaaga Xaqlayaasha Qalabka Sida Ee U Halgamaya Soo Dhicinta Sharafta Iyo Gobanimada Dalkii Dhulbahante Ee Cadawgu Haysto Maanta.

▪OGOW In Lagaaga Baahan Yahay Oo Ay Waajib kugu Tahay Taageerida Iyo U Huulinta Gabdhaheena Iyo Caruurteena Maalin Walba TV Ga Ka Hor Ooyaya Ee Ilmadu Ka Qubanayso..

▪OGOW Huunada Iyo Iidoorka Xooga Ku Haysta Dalkeena Inuu Ka Yimid Dhul Fog, Diyaarna U Yahay Inuu Dalkeena Qaato Waliba Adiga oo Taagan.

▪ OGOW In Naftiisa Hure Hadduu Shihiido Janno Helayo. Hadduu Nooladana Sharaf Iyo Karaamo Ugu Noolaan Aduunka. Dushiisa..

▪Hadaba Dhalinta Dhulbahantow Sidan Ma Xal Baa ?

➖ Away Dhiigii Iyo Damiirkii?
➖ Away Geesinimadii Aynu Haybada U Lahaan Jiray ?
➖ Away islaanimadii Iyo U Hiilintii Xaqa Iyo Iska Difaacii Dulmigu ? …

▪Yey naan Noqonin Kuwo Xumeeya Taariikhdii Darawiish Iyo Awawyaasheen Yey naan Noqonin Kuwo Gumaysiga Daalinka ah Ee Isaaq Indhaha Ka Dhawrta..Wax Hala Iska Celiyo Hana Laysu Duub Naado Markasta….

▪Ha Ilaawin Xadhiga
Alle Iyo Xusuusta Rabbi.

▪Ducaysane
———————–

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress