Kulankii Beesha Ugaadhyahan Ee Ingiriiska Ku Dhaqan Oo Taageeray Ciidamada Puntland- VIDEO

Dhowr maalmood ka hor waxaa kulan wada xaajood ku yeeshay magaalada London beelweynta ugaadhyahan ee ku dhaqan wadanka ingiriiska, arimo fara badan ayaana laysla soo qaaday.

Hadaba kulankaasi waa Jan barnaamijkii aanu idinka diyaarinay, sidaasi iyo ka bogasho haboon.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Waxaa kaloo barnaamijkani laga daawan doonaa talafeeshinada caalamiga ee kala ah SOMNEWS iyo SBS oo labadoodaba ay jeegaantu ka mamnuucday inay deegaanadooda ka hawlgalaan.

www.ruugcadaa.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Powered by WordPress