Gabay La Magac Baxay Gabadhi Dhaantay Iyo Abwaan Hurre (Daawo)

Waxaanu idin soo bandhigayna gabaygii la magac baxay Gabadhi Dhaantay iyo abwaan Hurre Dabayl oo ka soo jeeda deegaanada Khaatumo state of somalia, waxaanu gabaygani ku soo socdaa wiil dhawaan soo tiriyey gabay ay cuqdad iyo cadho fara badani ka muuqato.

Abwaan hurre dabayl laftiisa ayaa inoo sharxi doona sababta uu gabaygaasi magaca uu ugu bixiyey, waana gabay runtii xambaarsan murti iyo wax ku qaadasho fara badan sidaasi iyo daawasho haboon.

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

One Response to “Gabay La Magac Baxay Gabadhi Dhaantay Iyo Abwaan Hurre (Daawo)”

  1. diiriye says:

    Gabay qaali ah weeye waanad ku sugtay

Powered by WordPress