Maansadii Aamina Mursal Ee Magaceeduna Ahaa Adduunyadan(video)

Waxaan si xidhiidhsan idinku soo gudbin doona maansooyin aad u dhaxal gal ah oo ay iska leedahay abwaanada Reer Khaatumo ee degan wadanka Ingiriiska, maansadan idinku soo maqana waxaa la yidhaahda Adduunyadan, waxaanay si gaar ahaaneed u khuseysaa shacabweynaha reer Khaatumo oo ay leedahay ka kaca fadhiga oo dhulkiina maqaan raadsada…

 

FacebookTwitterGoogle+Share
Both comments and pings are currently closed.

2 Responses to “Maansadii Aamina Mursal Ee Magaceeduna Ahaa Adduunyadan(video)”

  1. khaatumaawi says:

    Maansha allan aad baan usalaamayaa bahda ruug cadaaa iyo abwaanad aamina mursal ,ilahay hakuu siyaadiyo

  2. dawiish says:

    salaan sare oo qaaliya maansha allaah maansha allaah waan ku faraxsanahay webka cusub aadna waa u salaamayaa howlwadeenada webkan waa madala yaal qaaliya rer aftaag salaan qaaliya mar labaad

Powered by WordPress