Archive for April 14th, 2019

Socdaalkii Dubai 2019 Iyo Maxaanu Ku Soo Aragnay?!

Barnaamijkan oo ah mid kooban balse xambaarsan macluumaad waxaad kaga bogataa dhacdooyinka maalin laha ah ee kugu qabsada meel kastoo aad dunida ka joogtid, dalxiise ahow, siyaasi ahow amaba ganacsade ahowee, marka mid noocaasi ah kaga bogo barnaamijkan isaga ah.

FacebookTwitterGoogle+Share

Soomaaliya oo lagu taageeray 21 million oo doollar

Dowladda Denmarka ayaa kaga dhawaaqday Magaaalda Washington ee dalka Mareykanka in ay dowladda Soomaaliya ay ku taageerayso dhaqaalle dhan 21 million oo dollar oo loogu tala galay in wax looga qabto Xaalada Soomaaliya.

Afgambiga Suudaan: Hogaamiyaha milateriga oo wacad ku maray inuu ‘xididdada u siibi doono maamulkii hore’

Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu “xididdada u siibi doono maamulkii hore” laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga.

Powered by WordPress