Archive for April, 2019

Afhayeenkii gobolada SSC Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

Innaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Illaahay Ha Naxariisto Timajilic Cismaan Cumar Iyo Faysal Cali Mas Oo Ahaa Afhayeenkii Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn UAE Oo Shill Gaadhi Ku Dhintay, Shilkaas Oo Ka Dhacay Agagaarka Degmada Xudun.

Share

“Somaliland”:- Fursadii maamul hooska ahayd ee luntay

Waxaa jira xogo badan oo aanay ogayn jiilka maanta ku nool gobolada waqooyi ee Soomaaliya iyo guud ahaan dalka Soomaaliya , xilliyo badan oo lasoo maray ayaa lagu ilaaway dhacdooyinka aan joogsiga lahayn ee sida degdeg ah isu badelaya, dad badan way murmaan marka dhacdooyinka aan la kaydin la soo bandhigo, hasa yeeshee taariikhaha kaydsan […]

Share

Ka Boggo Igarre Iyo Dhacdo Qabsatay – VIDEO

Waxaan idin soo baahinaynaa dhacdo waayaheeda xambaarsan oo dhab ah Igarre Yaasiin laftiisa ayaa inoogu soo tebinaya siday u dhacday, erayo badan oo af soomaali ahna waynu ka bogan doonaa, waana dhacdo maqalkeeda aad si jeclaysan doontid.

Share

Boqortooyada Sacuudiga oo silac dishay maxbuus

Maxbuus Sacuudiga ku xirnaaa ayaa la silac dilay, sida ay ku warrantay warbaahinta qaranka ee Sacuudiga. Ninkan ayaa ka mid ahaa 37 ruux oo Talaadadii la daldalay iyaga oo loo haysto falal argagixisanimo.

Share

Daraasad lagu muujiyey dadka xogtooda la xadi karo iyo lambarrada ay adeegsadaan

Sida lagu ogaaday baaritaan, dad gaaraya Malaayiin ayaa u isticmaala tiro fudud oo ah xog ilaaliye (password)koontooyinka ay ku leeyihiin barta Internetka.  Daraasad ay sameysay xarruunta badbaadada caalamiga ah ee UK (NCSC) ayaa lagu ogaaday in furaha xog xejiyaha tirada fudud ee 123456 ay yihiin koontooyinka ugu badan ee la jabsaday sababta oo ah helista […]

Share

Dulqaadkii Shiikh Shariif, Xasan Shiikh Maxamuud iyo Dulyari Farmaajo.

Wargeyska Alhayat ayaa cadadkiisii 16868 ee soo baxay 10.06.2009 ayaa lagu soo daabacay warbixin xilligaa xaasaasi ahayd oo cinwaan looga dhigay “ Xukuumadda Shiikh Shariif oo qarka u saaran in ay burburto” warbixintaas oo aad u dheeray xilligaasna xiisa gooniya lahayd ayaan turjumay dhammaanteed, sida ay sheegtay warbixinta uu qoray Wargeyska Alhayat waxay ahayd mid […]

Share

Buugaagta iyo hoggaanka Nabad &Nolol

Qoraa dalka Mexico u dhashay ayaa wuxuu yidhi: Waxaa ii-yimi wiil 23 jir ah oo Sheeko qoray , isaga oo daabacaadii labaad soo saaray ee buugiisa, aadna u faraxsan, waxaan dareensiiyey ayuu yidhi qoraagii in uu degdegay oo ay ahayd in aanu sheekada degdeg u daabacine aad uga fiirsado.

Share

Gaasku waa astaan xanuun oo aan la jeclaysan marka uu ku hayo.

Waxa uu ka mid yahay xanuun badanaa somaalida aad uga sheegato. MAXAA KEENA? Guud ahaan Gastriiga waxaa keena Bakteriyo loo yaqaan H Pylori. Hayeeshee qodobadan kale waa sababi karaan ee hoos ku xusan. • Wax bas baas badan oo cuntid • Cuntadoon si fiican u calaanjin/ruugin ama burburin. • Walwalka iyo walaaca • Mindhicirada oo […]

Share

Socdaalkii Dubai 2019 Iyo Maxaanu Ku Soo Aragnay?!

Barnaamijkan oo ah mid kooban balse xambaarsan macluumaad waxaad kaga bogataa dhacdooyinka maalin laha ah ee kugu qabsada meel kastoo aad dunida ka joogtid, dalxiise ahow, siyaasi ahow amaba ganacsade ahowee, marka mid noocaasi ah kaga bogo barnaamijkan isaga ah.

Share

Soomaaliya oo lagu taageeray 21 million oo doollar

Dowladda Denmarka ayaa kaga dhawaaqday Magaaalda Washington ee dalka Mareykanka in ay dowladda Soomaaliya ay ku taageerayso dhaqaalle dhan 21 million oo dollar oo loogu tala galay in wax looga qabto Xaalada Soomaaliya.

Share

Afgambiga Suudaan: Hogaamiyaha milateriga oo wacad ku maray inuu ‘xididdada u siibi doono maamulkii hore’

Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu “xididdada u siibi doono maamulkii hore” laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga.

Share

Abwaan REER BURCO ah oo jacayl ku dhacay,suugaantii uu ciirsaday Tabiye Hoodo Axmed

Waxaad barnaamijkan aad kaga bogataan waxyaabo fara badan oo dhinacyo badan saamayn kaga leh nolosheena.

Share

Sinaantii La’eeday

Waa maalin ka mid ah sanadkii 1975. Dalka waxa hareeyay baqdin ka dhalatay dhaqankii Kacaankii 1969. Waa badnayeen dadka Nabad Sugidu af duubtay ee aan dib loo arag. Qofna ma hubin gabbalka u dhacaa waaga ka danbeeya inu nabadgelyo la imandoono.

Share
Powered by WordPress