Archive for March 11th, 2019

Taariikhda Gobolka Sool

Heshiiskii ka dhacay caasimadda jarmalka ee Baarliin 1884kii ka dib, dowladdii ingiriisku waxay soo dirtay danjirayaal ujeeddadoodu tahay inay heshiisyo la gaadhaan qabaa’ilka Soomaaliyeed ee waqooyiga dega. Waxaase ka horrayay heshiis uu Faransiisku la galay duqayda xeebta Soomaaliyeed ee Jabbuuti.

FacebookTwitterGoogle+Share

Mullah Cumar oo sanado ku dhuumanayay meel u dhow saldhig Mareykanka ku leeyahay dalka Afqaanistaan

Waxaa soo baxaya xog cusub oo sheegeysa in hoggaamiyihii hore ee ururka Taalibaan Mullah Cumar oo muddo sanado ah ku noolaa guri u dhow saldhig militariga Mareykanka ku lahaa dalka Afqaanistaan. Mullah iyo Cusama Bin Laaden ayuu muddo dheer aad u doondoonayay Mareykanka.

Powered by WordPress