Archive for March 10th, 2019

Ilhaan Oo Rabta Iney Falisto Yeekihi Ugu Dambeeyey Ee Gacnteeda Ku Jiray .. ilhaan Oo Markaan Tusmo Habaabsan Ayey Obama Ku Tilmaantay Inu Ahaa Dilaa Dhoola-cadeya

Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka ayaa mar kale wajaheysa dagaal dhinaca afka ah oo ay kala kulmeyso xisbiga Dimuqraadiga ah ee ay ka tirsan tahay.Ilhaanoo u muuqata Qof tusmo habaabsan isla markaana colaad ka abuuraneysa Buurti ay ku tiirsaneyd ayey si madax taag ah u cambaareysay Madaxweynihii hore ee […]

FacebookTwitterGoogle+Share

Kuuriyada Waqooyi ma waxa ay dib u billaabi rabtaa tijaabinta gantaallada?

Sawirro uu qaaday dayax gacmeed dulmaray xarun ku taal meel u dhow caasimadda Pyongyang ayaa muujinaya in Kuuriyada Waqooyi ay isu diyaarinayso inay tijaabiso gantaal ama ay hawada sare u dirto satellite.

Powered by WordPress